July 18, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Xildhibaan Dayax oo reer Deyniile ugu baaqay dhulka uga kacaan Ganasade Gallad
Warka

Xildhibaan Dayax oo reer Deyniile ugu baaqay dhulka uga kacaan Ganasade Gallad

By Khadafi December 3, 2025

Ganacsade Gallad oo kusoo fashilmey dhexdhexaadin madaxweyene xasan sheekh maxamuud uu ka dhex waday isaga ( oo ah iibsadaha dhulka deyniile) iyo xildhibaan Jacfar Abuukar ayaa kasoo dhex hadlay Xildhibaan Dayax, Xildhibaanka isagoo laba saacadood qaali ah labada gacmood ku xiran ayuu warbaahinta la hadlay waxa uuna sheegay in gallad loo fududeeyo burburinta dhulka uu […]

Read More →
MAXAA KASOO BAXAY KULANKII VILLA SOMALIA IYO XILDHIBAAN JACFAR IYO GANACSADE $27M ku iibsaday..
Warka

MAXAA KASOO BAXAY KULANKII VILLA SOMALIA IYO XILDHIBAAN JACFAR IYO GANACSADE $27M ku iibsaday..

By Khadafi December 3, 2025

Muranka Dhulka Deyniile iyo Kulankii 3 geesoodka ahaa ee Villa soomaaliya ku dhex maray mw, Xasan sheekh,Xildhibaan Jacfar iyo Ganacsade Gallad!! Laba maalin kahor ayaa kulan si qarsoodi ah uga dhacay Villa Soomaaliya, ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar. Kulanka waxaa soo qabanqaabiyay Ganacsade Gallad, oo lagu sheegay inuu […]

Read More →
MACALIN DUGSI FARA-XUMEEYAY CARUUR DUSGIGA,
Warka

MACALIN DUGSI FARA-XUMEEYAY CARUUR DUSGIGA,

By Khadafi December 2, 2025

Maxay tahay sababta Caruurta xijaabka loogu soo xirey ee lacagta looga bixinayo dugsiga Quraanka ? Fariin waalidiinta soomaaliyeed ku socota, Dadka qaarkood waxay aaminsan yihiin in marka dhibaato laga sheego macallimiinta dugsiyada Qur’aanka ay tahay weerar lagu hayo diinta. Laakiin xaqiiqdu taas ma aha. Cidna ma difaacayso kuwa sumcadda Qur’aanka dhaawacaya, balse waxa la difaacayaa […]

Read More →
15 Sano kadib Musuqa DOCOL iyo G. Banadir waa arkeen shacabka,
Warka

15 Sano kadib Musuqa DOCOL iyo G. Banadir waa arkeen shacabka,

By Khadafi December 1, 2025

  Muddo ka badan toban sano, magaca DOCOL wuxuu astaan u noqday halbeega musuqmaasuqa qandaraasyada ka jira Gobolka Banaadir. Lacago malaayiin doolar ah oo aan tartan loo galin ayaa shirkaddan lagu aamminay, balse waxa laga dhaxley wadooyin cajiin ah oo raaca roobka iyo cagaha gawaarida. Waxaa la xusuustaa eedaymaha shacabka ka imanayay sanadihii 2023 iyo […]

Read More →
KIISKA: XAASKA HOR JOOGE ALSH-ABAAB LAYLO DIINI JAR-DHUUB XABAD
Tooshka OKTOOBER

KIISKA: XAASKA HOR JOOGE ALSH-ABAAB LAYLO DIINI JAR-DHUUB XABAD

By Khadafi December 1, 2025

MAXAA KA BARAN KARNAA ? Dhagar-Qabto: Kiiska Layla Diini Jardhuub Layla Diini Jardhuub waxay ahayd haweenay xoola-dhaqato ah oo kasoo jeeda degmada Alkowthar iyo deegaannada u dhexeeya Masaajid Cali Gaduud. Nolosheeda ayaa sanadihii u dambeeyay noqotay mid ay si ba’an u saameeyeen gabood-fallo, qasab guur, marin-habaabin fikir xagjiran ah iyo cadaadis kaga yimid Khawaarijta Al-Shabaab. […]

Read More →
Kulan qarsoodi ah Mw xasan sheekh iyo xildhibaan Jacfar
Warka

Kulan qarsoodi ah Mw xasan sheekh iyo xildhibaan Jacfar

By Khadafi November 30, 2025

Kulan si weyn loo qariyey ayaa ka socda Villa Soomaaliya, kaas oo u dhexeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar. Warar aan ka helnay ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Villa Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in kulanka uu ka yimid dhanka Madaxweynaha, isla markaana uu xildhibaanku galay Villa Soomaaliya abaare […]

Read More →
QOF IYO QARAN AYAY KALA QUUDIYEEN~ jaantuska Miisaaniyada 2020/2024
Warka

QOF IYO QARAN AYAY KALA QUUDIYEEN~ jaantuska Miisaaniyada 2020/2024

By Khadafi November 29, 2025

Qaran iyo qof Keebaa Ciidanka quudiyay, keebaa Shaqsiyaad quudiyay ? Keebaa ciidanka dumiyay, keebaa shaqsiyaad dumiyay ? Jaantuska Kharashaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya 2020–2024: Isbarbardhig, Khaladaad Qorsheyn & Saameynta Amniga iyo Adeegyada Bulshada Intii u dhaxaysay 2020 iyo 2024, miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) waxay soo bandhigtay isbeddelo culus oo muujinaya daciifnimo ku timid mudnaantii qaranka, […]

Read More →
Ku dhowaad 2,000 Dacwad ayaa laga gudbiyay Xafiiska soogalootiga iyo jinsiyadaha magaalada Berlin
Caalamka

Ku dhowaad 2,000 Dacwad ayaa laga gudbiyay Xafiiska soogalootiga iyo jinsiyadaha magaalada Berlin

By Khadafi November 29, 2025

Berlin oo la Kulantay Tiradii Ugu Badnayd ee Dacwado Ka Dhan ah Dowladda – Ku Dhawaad 2,000 Dacwado Dhalasho (Einbürgerung) Sanadkan Berlin, Germany – Maxkamadda Maamulka ee Berlin (Verwaltungsgericht) ayaa sanadkan heshay ku dhawaad 2,000 dacwadood oo ka dhan ah dowladda Berlin, kuwaas oo la xiriira dib u dhaca dheer ee codsiyada dhalashada (Einbürgerung). Tani […]

Read More →
SIDEE LAGU DHIMAA MIISAANKA SI CAAFIMAAD LEH?
Caalamka

SIDEE LAGU DHIMAA MIISAANKA SI CAAFIMAAD LEH?

By Khadafi November 27, 2025

  Miisaanka dhimistiisu waa arrin dadyow badan ka welwelaan, gaar ahaan marka uu qofku dareemo culays, daal ama calool weyn oo ku adkeynaya walbahaarka maalinlaha. Si kastaba ha ahaatee, is-caateynta saxda ahi ma aha in la joojiyo cunista ama la sameeyo jimicsi xad-dhaaf ah, ee waa in la fahmaa sida jirku u shaqeeyo iyo sida […]

Read More →