July 18, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Maxay Dowladdu u Dayacday Dhalinyarada Aqoonta Leh
Tooshka OKTOOBER

Maxay Dowladdu u Dayacday Dhalinyarada Aqoonta Leh

By Khadafi November 27, 2025

  OKTOOBER-Investigations Su’aashu waxay leedahay labo jawaab oo muuqda: 1. Awood-Qaybsi Qabyaalaysan Talisyada waxaa lagu qaybiyaa “beel baa rabta” halkii laga eegi lahaa xirfad, tababar, iyo anshax ciidan. Qabiilka ayaa ka awood batay qarannimada. 2. Cadaadis Siyaasadeed Xildhibaanno, siyaasiin iyo odayaal beeleed ayaa dowladda ku qasba magacaabista shaqsiyaad iyaga u shaqeeya – xitaa haddii ay […]

Read More →
Xildhibaanka Sadaq Abdullahi oo ku eedeeyay Garsoorka Dalka Cadaalad-Darro
Warka

Xildhibaanka Sadaq Abdullahi oo ku eedeeyay Garsoorka Dalka Cadaalad-Darro

By Khadafi November 27, 2025

  Muqdisho – Xildhibaan Sadaq Abdullahi ayaa si kulul u weeraray hay’adaha garsoorka dalka, isaga oo sheegay in Xeer-ilaalinta Qaranka iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Garyaqaan Shuute, aysan u shaqeyn si waafaqsan sharciga iyo cadaaladda loogu baahan yahay. Hadalkiisa ayaa yimid kaddib dooddii Baarlamaanka ee ku saabsan miisaaniyadda sanadlaha ah, taas oo Senatar Xaaji Muuse […]

Read More →
Isbeddelka Aan La Qiyaasi Karin ee Ku Yimid Xulka Qaranka Soomaaliya,
Caalamka

Isbeddelka Aan La Qiyaasi Karin ee Ku Yimid Xulka Qaranka Soomaaliya,

By Khadafi November 25, 2025

  [ Beri guul ayuu keenayaa qaranka ee aan faaleeyo isbedelka xulalalka kubadda cagta soomaaliya ] Sanadkan 2025 wuxuu noqday mid muhiim u ah taariikhda kubadda cagta Soomaaliya, iyadoo isbeddel muuqda oo ballaaran laga dareemayo dhanka maamulka, ciyaartoyda, tababarka iyo guud ahaan muuqaalka Xulka Qaranka. Warbixintan waxay diiradda saaraysaa qeybaha ugu waaweyn ee isbeddelka iyo […]

Read More →
Waa kuma IBRAHIM TURKI IYO GADUUDOOW UU SHEEGAY AMB. TARZAN
Tooshka OKTOOBER

Waa kuma IBRAHIM TURKI IYO GADUUDOOW UU SHEEGAY AMB. TARZAN

By Khadafi November 25, 2025

Bismillah OKTOOBER-Investigations Ibraahin Turki iyo Daahir Gaduudoow: Xaraashka Dhulka iyo Saameynta Dhaqaalaha IBS Bank Ambasadoor Maxamed Nuur “Tarzan” ayaa dhawaan isagoo ilmeenaya ka hadlay laba shaqsi oo door muuqda ku leh xaraashka dhulka Muqdisho iyo barakicinta shacabka: Ibraahin Turki iyo Daahir Gaduudoow. Waa kuma Ibraahin Turki ? Ibraahin Turki waa maamulaha guud ee shirkadda Light […]

Read More →
E-visa Soomaaliya Ciladeysan iyo WhatsApp Fiiso Lagu Soo saarayo
Warka

E-visa Soomaaliya Ciladeysan iyo WhatsApp Fiiso Lagu Soo saarayo

By Khadafi November 25, 2025

Website-ka e-Visa Soomaaliya oo hakad galay iyo WhatsApp beddelay… Mudo 4 maalmood ah, website-ka rasmiga ah ee e-visa Soomaaliya ayaa cilad farsamo ku jiray, taasoo keentay in codsadayaasha fiisaha lagu wargeliyo inay si toos ah ula xiriiraan WhatsApp-ka hay’adda si xogtooda loogu soo saaro e-visa. Arrintan ayaa abuurtay culeys xoogan oo saaran shaqaalaha iyo codsadayaasha, […]

Read More →
Madax-jabis milyaaneer noqday ayaa loo magacaabay Taliyaha Dekada Muqdisho
Warka

Madax-jabis milyaaneer noqday ayaa loo magacaabay Taliyaha Dekada Muqdisho

By Khadafi November 24, 2025

Bismilaah: Dowlada iyo Alsh-abaab ayaa ku hishiiyay dib-cashuurta Dekada Muqdisho looga qaado Ganacsatada Gobolka Banaadir !! Magacaabista Taliyaha Booliiska Dekedda Muqdisho: G/Sare Axmed Qadar Maxamed ayaa dhowaan loo magacaabay Taliyaha Booliiska Dekadda Muqdisho, kadib muddo laba sano ku dhow uu raadinayay in loo magacaabo Taliyaha CID-ka Soomaaliya, xilkaas oo marar badan uu u ololeeyay balse […]

Read More →
WAR DEG-DEG: Xildhibaan Faiza Jeyte oo Si Kulul ugu Jawaabtay Wasiir Cali “Gariiraaye”, Tuhun Culusna Gelisay Dowladda
Warka

WAR DEG-DEG: Xildhibaan Faiza Jeyte oo Si Kulul ugu Jawaabtay Wasiir Cali “Gariiraaye”, Tuhun Culusna Gelisay Dowladda

By Khadafi November 24, 2025

  Xiisad siyaasadeed oo aad u kulul ayaa ka dhalatay hadallo uu jeediyay Wasiir Cali Gariiraaye, kuwaas oo Xildhibaan Faiza Jeyte ay u aragtay kuwo muujinaya su’aalo halis ah oo ku saabsan xiriirka u dhexeeya wasiirka, dowladda iyo Al-Shabaab. Hadalkii Xildhibaan Faiza Jeyte Xildhibaan Faiza oo si adag uga jawaabtay wasiirka ayaa tiri: “Maxay tahay […]

Read More →
“Madaxweyne Bluetooth u Furan: Abdi Nuur oo Ku Eedeeyay Xasan Sheekh Hadallo Badan oo aan Fulintoodu Muuqan”
Warka

“Madaxweyne Bluetooth u Furan: Abdi Nuur oo Ku Eedeeyay Xasan Sheekh Hadallo Badan oo aan Fulintoodu Muuqan”

By Khadafi November 23, 2025

Agaasimihii hore ee Warfaafinta Madaxtooyada maamulka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Abdi Nuur Maxamed Axmed, ayaa si kulul u weeraray hab-dhaqanka hoggaamineed ee Madaxweyne Xasan Sheekh, gaar ahaan qaabka uu bulshada ula wadaago hadallada iyo ballamaha dowladda. Abdi Nuur ayaa sheegay in Madaxweynaha ay ku badatay ka hadlidda arrimo fara badan oo kala duwan, isaga oo […]

Read More →