Visa Masar oo loo Xiray Shirkad iyo qiimaha laba jibaarmay.
Qandaraasyada Visaha oo Hoos u Dhac ku Riday Qiimaha Baasaboorka soomaaliga. Maanta waxaa si rasmi ah loo daahfuray xafiis cusub oo gaar loo leeyahay oo loo xiray dal ku galka Masar, kaas oo ku qaadanaya $250 visa dal ku galka, halka adeeggaasi hore uga ahaa $110 oo sedex maalmood lagu heli jiray. Tani waxay kusoo […]