Enrico Mattei Ninkii Beddelay Siyaasadda Tamarta Afrika
Enrico Mattei Waa Kuma ? Enrico Mattei (1906–1962) wuxuu ahaa ganacsade, siyaasi iyo hal-abuure Talyaani ah, isla markaana ahaa aasaasaha iyo maskaxdii ka dambeysay shirkadda tamarta Talyaaniga ee ENI (Ente Nazionale Idrocarburi). Mattei wuxuu caan ku noqday inuu si geesinimo leh uga hor yimid awoodihii waaweynaa ee shirkadaha saliidda reer galbeedka (kuwa loo yaqaan “Seven […]