Xisbiga XAQSOOR oo Ku Qabtay Muqdisho Kalfadhigii Koowaad Tan iyo Aasaaskiisa
Muqdisho – Xisbiga XAQSOOR ayaa maanta si rasmi ah ugu qabtay xaruntiisa dhexe ee magaalada Muqdisho kalfadhigii koowaad tan iyo aasaaska rasmiga ah ee xisbiga, waxaana goobta ka dhacay kulan muhiim u ahaa jihaynta iyo qorsheynta mustaqbalka xisbiga. Kalfadhigan oo ay ka soo qeyb-galeen xubnaha golaha dhexe, siyaasiyiin, aqoonyahanno ayaa diiradda lagu saaray waxyaabihii u […]