April 6, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
BAY CITY ROLLER oo guul taariikhi ah ka gaaray Munich, kuna soo dhammaystay sanadkii isagoo Group One ah
Caalamka

BAY CITY ROLLER oo guul taariikhi ah ka gaaray Munich, kuna soo dhammaystay sanadkii isagoo Group One ah

By Khadafi November 9, 2025

BAY CITY ROLLER oo guul taariikhi ah ka gaaray Munich, kuna soo dhammaystay sanadkii isagoo Group One ah AXAD Nofeembar 2025 Tababaraha reer Britain George Scott ayaa sheegay inuu “farxad cirka joogto” dareemayo kadib markii faraskiisa Bay City Roller uu si cajiib ah ugu guuleystay tartanka Grosser Allianz Preis von Bayern ee ka dhacay magaalada […]

Read More →
NFL USA, oo markii ugu horraysay kulan ka ciyaareysa magaalada Berlin, Germany
Warka

NFL USA, oo markii ugu horraysay kulan ka ciyaareysa magaalada Berlin, Germany

By Khadafi November 9, 2025

Jarmal Axad, 9 Nofeembar 2025 Magaalada Berlin ayaa maanta martigelineysa kulankii ugu horreeyay ee NFL (National Football League) ee abid lagu qabto caasimadda dalka Germany, iyadoo ay foodda is darayaan kooxaha Indianapolis Colts iyo Atlanta Falcons. Inkasta oo NFL hore ugu ciyaartay afar kulan oo ka dhacay Germany, haddana dhammaantood waxay ka dhaceen magaalooyinka Munich […]

Read More →
MAXAA LOO SOO XIRAY GURYAHA UMULISOOYINKA XAAFADAHA ?? AQRISO
Warka

MAXAA LOO SOO XIRAY GURYAHA UMULISOOYINKA XAAFADAHA ?? AQRISO

By Khadafi November 8, 2025

BARITAAN MADAX-BANAAN: MAXAA LOO SOO XIRAY GURYAHA UMULISOOYINKA XAAFADAHA ?? Ku Socota cid kasta oo masuul ah. Ugu yaraan 50 carruur Soomaaliyeed ayaa siyaaba kala duwan bil kasta ugu geeriyooda Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir ( Dhalmada, Nafaqa daro ). Sidoo kale, qiyaastii in kabadan 6 hooyo ayaa bil kasta ku umul raacata xilliga […]

Read More →
DEG-DEG: Agaasimahii Hore Isbitaalka Banadir oo sheegtay Lacago Baad ah lawaydiistay.. FADEEXAD KALE
Warka

DEG-DEG: Agaasimahii Hore Isbitaalka Banadir oo sheegtay Lacago Baad ah lawaydiistay.. FADEEXAD KALE

By Khadafi November 8, 2025

FADEEXAD KALE Agaasimahii hore ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Banaadir, Fartuun Shariif, ayaa maanta si hoose ula hadashay qaar ka mid ah shaqaalaha isbitaalka, iyada oo sheegtay in muddo ay dhibane u ahayd dadka muuqaalka duubay iyo Dowladda Soomaaliya. Sarakiisha caafimaadka ee goob-jooga ahaa ayaa xaqiijiyay in Fartuun la weydiistay $100,000 doolar, haddii kale baraha […]

Read More →
Wasiir Alcaadala Waqti ku lumiyay Taageerada J. Frey ayaa ku guuldareystay difaaca booskii shaqada xaaskiisa ee Isbitaalka Banaadir
Warka

Wasiir Alcaadala Waqti ku lumiyay Taageerada J. Frey ayaa ku guuldareystay difaaca booskii shaqada xaaskiisa ee Isbitaalka Banaadir

By Khadafi November 7, 2025

  Wasiirka Cadaaladda oo waqti badan geliyay taageerada siyaasadeed ee uu u fidinayay Duqa Minneapolis, Mayor Jacob Frey, si uu kursigiisa u difaaco, ayaa maanta la kulmay guuldarro weyn — kadib markii uu ku fashilmay difaaca booskii shaqo ee ay xaaskiisu ka haysay Isbitaalka Banaadir. Aroornimadii maanta, Wasiirka Caafimaadka ayaa si rasmi ah shaqada uga […]

Read More →
Tahriibayaal soomaali, Ethiopian iyo Eriterian isugu jira ayaa laga Qabtay xaduuda Germany
Warka

Tahriibayaal soomaali, Ethiopian iyo Eriterian isugu jira ayaa laga Qabtay xaduuda Germany

By Khadafi November 7, 2025

Inka badan 20 qofood oo Soomaali, Eritriyaan iyo Itoobiyaan ah oo lagu qabtay magaalada Pasewalk kadib safar khatar ah oo ka yimid Belarus PASEWALK, Germany – Booliiska magaalada Pasewalk ee gobolka Mecklenburg-Vorpommern ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen 22 qof oo tahriibayaal ah, kuwaas oo isugu jira Soomaali, Eritriyaan iyo Itoobiyaan. Dadkaas oo ay […]

Read More →
DHAQAALAHA MUSUQA EE QAADAY ISBITAAL BANAADIR , TACADIGA DHACAY ,
Warka

DHAQAALAHA MUSUQA EE QAADAY ISBITAAL BANAADIR , TACADIGA DHACAY ,

By Khadafi November 7, 2025

“Qof $15 EVC lagu xidhay, balse kuwii deeqaha isbitaalka ku ganacsaday oo sababay dhimashada saqiirka maxkamad lama horgeyn — Caddaaladdu ma laba waji bay leedahay?” WARBIXIN KU SOCOTA: •Xafiiska raisul wasaaraha jamhuuriyada •Xeerilaalinta Qaranka •Xildhibaanada Barkamanka Faderaalka Xil ka qaadis Agaasime kuma filna tacadiga sida wadajirka ah isaga kaashadeen dhowrka hay’adood dowladi ah, waxana codsanayna […]

Read More →
MA RUN BAA IN MAAMULKA ISBITAALKA BANADIR UU QARINAYAY DHACDADAN HOOYADA WADADA KU FOOLATAY TAN IYO 19.10.2025 ?
Warka

MA RUN BAA IN MAAMULKA ISBITAALKA BANADIR UU QARINAYAY DHACDADAN HOOYADA WADADA KU FOOLATAY TAN IYO 19.10.2025 ?

By Khadafi November 7, 2025

  Dhacdadii naxdinta lahayd ee Hooyo Soomaaliyeed ku foolatay afaafka hore ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir waxay dhacday 19-kii October 2025, balse muddo dheer ayaa lagu dadaalay in aan la ogaan xaqiiqada dhacdadan, taas oo noqon karta fadeexad culus oo saameysa maamulka isbitaalka iyo wasaaradda caafimaadka. Warar xog-ogaal ah ayaa xaqiijinaya in maamulka […]

Read More →
DEG DEG: WASAARADA CAAFIMAADKA WARBIXIN KASOO SAARTAY HOOYADA WADADA KU UMUSHAY
Warka

DEG DEG: WASAARADA CAAFIMAADKA WARBIXIN KASOO SAARTAY HOOYADA WADADA KU UMUSHAY

By Khadafi November 7, 2025

SAQIIR DOWLADDA GACANTEEDA KU DHINTAY – DAFIRAAD KA SOCDA ISBITAALKA BANAADIR Muqdisho – Hooyo Soomaaliyeed ayaa banaanka ku umushay hortiisa Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir, kadib markii maamulka isbitaalka uu diiday in la geliyo maadaama aysan awoodin bixinta lacag lagu beddelay adeeg hore u ahaa bilaash. Saqiirkii ay dhashay ayaa geeriyooday. Wasiirka caafimaadka, Dr. Cali […]

Read More →