April 6, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Soomaaliya oo xayeesiineysa shaqo la qaaatay, ( Musuq maasuq)
Tooshka OKTOOBER

Soomaaliya oo xayeesiineysa shaqo la qaaatay, ( Musuq maasuq)

By Khadafi August 9, 2025

Soomaaliya, musuq maasuq rabaani ayaa ka jira, Masuuliyiintii loo diray horumarinta dhaqaalaha dalka ayaa ku soo koobmay $cent loo dul saaro dhaqaalaha laga qaado guryaha kirada ee muqdisho!!!! ( musiibo) Bidix hoose sawir: dowlada faderaalka ayaa xayeesiineysa shaqo banaan gaar ahaan adeega ururinta cashuuraha guryaha kirada Magaalada Muqdisho, Adeegaan shaqo ee lagu soo bandhigey website […]

Read More →
Dhulka Siinaay yaa laga iibiyay, Hormuud iyo Salaam maxaa ka galay ?
Warka

Dhulka Siinaay yaa laga iibiyay, Hormuud iyo Salaam maxaa ka galay ?

By Khadafi August 7, 2025

  Kadib burburintii suuqa Siinaay ee dowlada soomaaliya kaga barakicisay dad shacaba ayay soo if bexeen eedo loo tirinayo shirkada Hormuud iyo Salaam Bank, iyadoo Xildhibaan Yaasiin Fareey dusha kaga tuuray shirkadaasi Hormuud iney tahay cida barakicineysa shacabka oo uu ugu baaqay lacagahooda kala baxaan dhiig miiratada, Shirkada Hormuud ayaa iyana jawaab deg deg ah […]

Read More →
Cutubyo ka tiraan ciidanka Mareykanka ayaa ku guuleystay sameenta Drone cusub iyadoo meesha laga saaray nidaamkii hore ee drone-ka RQ-7B Shadow.
Caalamka

Cutubyo ka tiraan ciidanka Mareykanka ayaa ku guuleystay sameenta Drone cusub iyadoo meesha laga saaray nidaamkii hore ee drone-ka RQ-7B Shadow.

By Khadafi August 7, 2025

Cutubka Hawkeye ee Ciidanka Mareykanka oo Hogaaminaya Hal-abuurka Teknoolojiyadda Dagaalka ayaa soo bandhigey diyaarado cusub Drones iyadoona howgab laga dhigay nidaam kii hore ee drone-ka RQ-7B Shadow. Cutubka Hawkeye Platoon, oo ka tirsan 173rd Airborne Brigade ee Ciidanka Mareykanka, ayaa hadda ah hormuudka hal-abuurka cusub ee teknoolojiyadda millatari. Cutubkani waxa uu hormuud u yahay sidii […]

Read More →
Mw xasan oo booqanaya wasaarada gaashaandhiga iyadoo wasiir fiqi tuutaha dib u xiran doono..
Warka

Mw xasan oo booqanaya wasaarada gaashaandhiga iyadoo wasiir fiqi tuutaha dib u xiran doono..

By Khadafi August 6, 2025

Mar kale iyo Tuute Kulanka Beri Wasaarada Gaashaandhiga ku dhex mari doona madaxweyene xasan Sheekh iyo Wasiirka Gaashaandhiga Axmed Macalin Fiqi ayaa la filayaa in looga hadlo dib-ugu soo laabashada furimaha dagaalka dowlada faderaalka soomaaliya oo gaabis xoogan lagu eedeenayo, Sidoo kulankan ayaa la sheegay in uu daaran yahay abaabul cusub ee markale lagu galayo […]

Read More →
Xild. Yaasiin Fareey ayaa u baxsaday Nairobi iyadoo DFS laga sugayay xasaanad ka qaadis ka dhan ah xildhibaanka
Warka

Xild. Yaasiin Fareey ayaa u baxsaday Nairobi iyadoo DFS laga sugayay xasaanad ka qaadis ka dhan ah xildhibaanka

By Khadafi August 6, 2025

Xildhibaan Yaasiin Fareey ayaa gaaray magaalada Nairobi dalka Kenya, kadib markii diyaarada Maandeeq Air shalay galabahii kas qaaday garoonka diyaaradaha Aaden Adde Airport Muqdisho, Ilo xog ogaal ayaa inoo xaqiijiyay in xildhibaanka diyaaraada Maandeeq ka raacay garoonka Muqdisho iyadoo lagu keenay gawaari qaaska ah ee villa soomaaliya iyo ciidamada koofiya casta madaxtooyada Soomaaliya oo geeyay […]

Read More →
Qiimaha Jaayga dhismaha ayaa qaaliyoobay MUQDISHO, sabab?
Tooshka OKTOOBER

Qiimaha Jaayga dhismaha ayaa qaaliyoobay MUQDISHO, sabab?

By Khadafi August 5, 2025

Qiimaha dhegaxa jaayga dhismaha Muqdisho ayaa qaali-yoowday kadib markii maamulka gobolka Banaadir iyo Hay’adda NISA, halkii gaari loo dul saaray lacag dhan $50 sharci aheyn, Bilahii lasoo dhaafay qiimaha 1 gaari Jaayga magaalada Muqdisho $300 ayaa la kala iibsanayay, hasse yeeshee amarkan kasoo baxay xafiisyada Gobolka iyo Nisa ayaa bishan Agoosto koowdeeda kadib looga dhigey […]

Read More →