April 7, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Soomaali ku xayiran garoomada caalamka kadib markii la weydiiyay VISAHA ONLINE
Tooshka OKTOOBER

Soomaali ku xayiran garoomada caalamka kadib markii la weydiiyay VISAHA ONLINE

By Khadafi July 5, 2025

Boqolaal Dad musafiriin soomaali u badan ayaa garoomada kala duwan ee caalamka ku xayiran kadib markii laga reebay diyaaradahii soomaaliya usoo qaadi lahaayeen kuwaasoo weydiiyay visaha online ka iyadoo qaarna u shaqeen waayay websiteka hay’adda socdaalka dhistay, •Sababaha dadkaas tickets kumanaanka ah uga gubteen waxaa kamid ah:- -Dadka baasboorka ajinabiga wata ee soomaaliya u soo […]

Read More →
Soomaaliya kordhisay lacaga Visaha dal kugalka iyo sida loo kala qaato,
Tooshka OKTOOBER

Soomaaliya kordhisay lacaga Visaha dal kugalka iyo sida loo kala qaato,

By Khadafi July 5, 2025

Waa imisaha Visaha dal ku galka soomaaliya sideesa loo kala qaataa lacaghaasi,??? 1- —————— Waagii hore Visaha dal ku galka soomaaliya $60 dollar ayuu ahaa airport lagu bixin iirey iyadoo lacagataasi kala qaadan jireen: A)-$18 waxa lahaa shirkada Empire Technicall Solutions oo ah Shirkad gaar loo leeyahay visaha iyo stamp dowlada loo xirey, ( calaa […]

Read More →
Agaasime maxkamad lasoo saarayo dhowaan ,
Tooshka OKTOOBER

Agaasime maxkamad lasoo saarayo dhowaan ,

By Khadafi July 5, 2025

  Waxa dhowaan maxkamad lasoo taagi doonaa Abuukar Sheekh Axmed oo ahaa Agaasimahii hore ee Furdooyinka, kaasoo dhowaan uu xilka ka qaaday wasiirka Wasaarada Maaliyada dowlada Faderaalka mudane Biixi Iimaan, Dacwadan dhowaan lagu qaadi doono Abuukar sheekh axmed ayaa ah eedo kayimid Abdulaahi raage isagana ka tirsan xafiiska dakhliyada wasaarada maaliyada kaasoo kusoo eedeeyay in […]

Read More →
Kulankii gollaha Nabada Iyo Amniga Ee African Union ee looga hadlay soomaaliya,
Warka

Kulankii gollaha Nabada Iyo Amniga Ee African Union ee looga hadlay soomaaliya,

By Khadafi July 5, 2025

  Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) oo yeeshay kulankoodii 1287-aad ee heer wasiir, 3-dii Luulyo 2025-ka ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo howlgallada taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Iyadoo dib loo xasuusan doono go’aamadii iyo odhaahdii ay hore uga soo saartay xaaladda Soomaaliya iyo hawlgallada AUSSOM, gaar ahaan war-murtiyeedka [PSC/PR/COMM. […]

Read More →
Injineer MUQDISHO lagu afduubtay kadibna xoog lagu diiwaangeliyay doorashada,
Warka

Injineer MUQDISHO lagu afduubtay kadibna xoog lagu diiwaangeliyay doorashada,

By Khadafi July 5, 2025

Injineer lagu afduubtay muqdisho. Injineer Nuur Cali Fooriyoow oo kamida injineerada soomaaliyeed ee dalka ka sameeyay nidaamka soolarka dhaliya korontada cadceeda laga dhaliyo ee ( solarsystem) ayay maanta ciidamada dowlada ka afduubteen degmada howlwadaag agagaarka suuqa BAKAARAHA kuwaasoo si qasab ah u diiwaangeliyay isagoon raali ka aheyn, Injineerka oo hadlay ayaa bartiisa facebook ku qoray […]

Read More →
Fallanqeyn. MW Xasan Sheekh Masar looga yeeray iyo Ethopia ka casuuntay furi-taanka biyo xireenka GERD 2025,
Warka

Fallanqeyn. MW Xasan Sheekh Masar looga yeeray iyo Ethopia ka casuuntay furi-taanka biyo xireenka GERD 2025,

By Khadafi July 4, 2025

Madaxwaynaha Dalka Mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa dhowaan booqanaya Magaalada Qaahira ee dalka Masar kadib Casuumaad rasmiya oo uu ka heley Dhigiisa Madaxweyene Abdel Fattah el-Sis ee dalka Masar, ilo Wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa inoo xaqiijiyay, in madaxweynaha soomaaliya bilowga isbuucan soo socdoa uu gaari doono Magaalada Qaahira ee dalkaasi Masar, wafdiga horu-dhac ah […]

Read More →
Shaqaale ka cabanaya shirkada SkA Soomaaliya,
Tooshka OKTOOBER

Shaqaale ka cabanaya shirkada SkA Soomaaliya,

By Khadafi July 2, 2025

Warqad furan Ku: madaxweynaha qaranka dr hassan sheikh mohamud Ku: raisulwasaare hamse abdi Ku: wasarada shaqada iyo shaqalaha Ku: bahda garsoorka Ku : cidanka danab balidoogle Dhamaan somali weyn Ka; socda dhibanayaal somaliyeed dalkoodi aminay hadane lagu hayo cunsuriyad iyo handadaad waxaan rabnaa in aad fariintaan noo gaarsiiso dowlada somalia wasarada shaqada iyo garsoorka dhamaan […]

Read More →
Muqalas ka tirsan booliska aduunka ayaa Muqdisho lagu saaray maxkamad
Tooshka OKTOOBER

Muqalas ka tirsan booliska aduunka ayaa Muqdisho lagu saaray maxkamad

By Khadafi July 2, 2025

Xarfaantan afsoomaali ayaa lacag looga qaatay, Visa soo saaris Visa verification Visaha cargo lasoo saarayo Ticket jaris Ticket Cargo lasoo saarayo Visa transit , Gurigiisa ayuu laptop internet gashtay GOOGLE search , photoshop, printer iyo Eimal magac kale ah ayuu u sameestay, tartiib ayuu u maraqaamay iyagana biilka ayay bixinaayeen weliba kumanaan doolar ah, Soomaaliya […]

Read More →
Raisul wasaare Hamze ma afduub ayuu ku joogaa xafiiska
Tooshka OKTOOBER

Raisul wasaare Hamze ma afduub ayuu ku joogaa xafiiska

By Khadafi July 2, 2025

Waa Afduub mala dhihi karaa? Taliyaha madaxtooyada gaashaanle maslax maxamuud ayaa gebi ahaanba soo rogay nidaam lagu mamnuucayo 5:00 galabnimo wixii ka dambeeya shaqaalaha xafiiska Raisul wasaraha kuma soo laaban doonaan xarunta,booqashana ma jiri doonto waqtigaa kadib ( No Entry ⛔️) Sidoo kale gebi ahaanba taliyaha waxa uu burburiyay maqaayadahii yaryaraa ee ka furnaa xafiiska […]

Read More →
Saraakiil loo soo xir-xiray qaraxii loo dhigay kolonyadi madaxwaynaha !
Tooshka OKTOOBER

Saraakiil loo soo xir-xiray qaraxii loo dhigay kolonyadi madaxwaynaha !

By Khadafi July 2, 2025

  Xogaha hoose ee kasoo baxaya laamaha amniga soomaaliya ayaa lagu sheegay ku dhowaad 8 qofood loo soo qabqabtay qaraxii lagu beegsaday kolonyadii madaxwyanaha, Tuhunsanayaasha 8 ruux ee lasoo xirxiray oo uu baaritaanka ku socdo ayaa lagu sheegay in uu kamidyahay mid kamida ciidanka sirdoonka hay’adda NISA oo darajadiisu tahay kabtan, daganaa dhowr sano gurigan […]

Read More →