April 6, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
GAARI AYAY LA GO’ADAY WADO BOOSANEER LAGA HOOS QODAY,
Warka

GAARI AYAY LA GO’ADAY WADO BOOSANEER LAGA HOOS QODAY,

By Khadafi December 11, 2025

MUQDISHO: Gaari Ay La Go’day Waddo Kadib Markii Boosaneer Hoosta Waddada Laga Qoday Gaari ayaa maanta la go’aday waddo ku taalla degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, ka dib markii waddadu dumo xilli uu gaarigu marayay. Arrintan ayaa la xiriirta culeyska baabuurka oo waddadu aysan u adkeysan, maadaama boosaneer si sharci-darro ah looga hoos qoday isla […]

Read More →
Wax ka Ogoow Shilkii ku Geeriyootay Princess Diana iyo saaxiibkeed , AQRISO
Caalamka

Wax ka Ogoow Shilkii ku Geeriyootay Princess Diana iyo saaxiibkeed , AQRISO

By Khadafi December 11, 2025

Sidee u ageeriyootay Princess Diana iyo saaxiibkeed Princess Diana, oo caalamka looga yaqaanay “Boqoraddii Quluubta,” waxay ka mid ahayd dadka ugu jaceylka badan adduunka, lana jeclaa howlaha samafalka, daryeelka carruurta iyo ka hadalka mas’uuliyadaha bulshada. Dhacdada naxdinta leh ee sababtay geerideeda 31-kii Agoosto 1997, weli waa mid xanuun iyo murugo ku reebtay malaayiin qof. 1. […]

Read More →
Gudiga Xuquuqal Insaanka Soomaaliya: Difaaca Dowlada iyo Siyaasiga
Warka

Gudiga Xuquuqal Insaanka Soomaaliya: Difaaca Dowlada iyo Siyaasiga

By Khadafi December 10, 2025

  10-ka December, oo ku beegan Maalinta loo asteeyay xuska Qaraarka Xuquuqda Aadanaha ee Caalamiga ah, ayaa Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ansixiyay gudiga cusub ee xuquuqal insaanka, kaasoo ay soo xushay dowladda federaalka Soomaaliya. Gudigan, oo ka kooban sagaal xubnood, waxaa ka mid ah toddobo qof oo horey u ahaa shaqaale dowladeed, kuwaasoo […]

Read More →
Saraakiil hore boosaaso iyo Muqdisho kula dagaalayay dowlada oo hada Barakicinaya saraakii dowlada ka difaacay iyo shacabka muqdisho,
Warka

Saraakiil hore boosaaso iyo Muqdisho kula dagaalayay dowlada oo hada Barakicinaya saraakii dowlada ka difaacay iyo shacabka muqdisho,

By Khadafi December 8, 2025

Kadib laba maalmood oo xiisad adag ka taagnayd dhulkii Dab­damiska ee degmada Hodan, halkaas oo dad shacab ahi is-hortaag ku sameeyeen dhisme dowladdu bilaabi rabtay, waxaa goobta gaaray Taliyaha Booliska Soomaaliya, Jen. Asad Diyaano, iyo Taliyaha Qaybta Guud, Macallin Mahdi. Labada sarkaal oo warbaahinta kula hadlay goobta ayaa shacabka iyo ciidanka ugu baaqay in dhulka […]

Read More →
FEERYAHAN Ramla maxaa loogu diidey Visa Dalka Maraykanka ?
Warka

FEERYAHAN Ramla maxaa loogu diidey Visa Dalka Maraykanka ?

By Khadafi December 6, 2025

OKTOOBER shanbilood kahor ayay warbixin meelo badan taabanaysa ka qortay barnaamijka PISCES ee lagu xiray Garoonka muqdisho ee lagu kaantaroolayo xogta dadka soogala iyon kuwa kabaxaya dalka. Feeryahan Ramla Ali oo haysta dhalasha dal yurubiyaan ah ayaa loo diiday visa ku tagi laheed dalka maraykanka oo ay 19 bishan kaga qayb gali laheed tartan wayn, […]

Read More →
MAXKAMADAYNTA DILAAGII GILGILAY NAIROBI, HASHIM DHAQANE
Warka

MAXKAMADAYNTA DILAAGII GILGILAY NAIROBI, HASHIM DHAQANE

By Khadafi December 5, 2025

Nairobi, Kenya – December 2025 Waxaa si habsami la’aan ah u socota dhegaysiga dacwadda ninka lagu eedeeyay dilal taxane ah oo gilgilay magaalada Nairobi dabayaaqadii 2024–kii, kadib markii maanta maxkamadda sare ee Milimani lasoo bandhigay caddaymo cusub oo CCTV ah oo la xiriira afduubyada iyo dhaq-dhaqaaqyadii ay sameeyeen afar dumar ah ka hor intuusan geeridoodu […]

Read More →