April 24, 2026

Category: Warka

Booliiska Soomaaliya iyo Siyaasadaynta Munaasabad Qaran
Warka

Booliiska Soomaaliya iyo Siyaasadaynta Munaasabad Qaran

By Khadafi December 20, 2025

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay munaasabadda xuska sanad-guurada 82-aad ee aas-aaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Khudbaddiisa oo socotay ku dhowaad lix daqiiqo, waxa xusid mudan in marka laga reebo ku dhowaad soddon ilbiriqsi oo keliya oo uu kaga hadlay horumarka iyo shaqada Booliiska Soomaaliyeed, inta kale ee hadalkiisa ay […]

Read More →
Degmada Gubta la aqoonsaday iyo Saameynta Xildhibaan Jacfar Abuukar
Warka

Degmada Gubta la aqoonsaday iyo Saameynta Xildhibaan Jacfar Abuukar

By Khadafi December 18, 2025

DEGMADA GUBTA: miisaanka xildhibaan Jacfar iyo culeeska mw Xasan sheekh soo fuulay.. Kadib muddo ku dhow toban sano oo uu diidanaa in Degmada Gubta loo aqoonsado degmo buuxda oo ka tirsan Gobolka Banaadir, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oggolaaday in dhagax-dhig laga sameeyo degmada, inkastoo weli laga sugayo aqoonsi rasmi ah iyo wareegto madaxweyne […]

Read More →
Hooyo soomaaliyeed oo jarmalka kala baxsatay Caruurteeda yaa looga qaatay dalka Talyaaniga
Warka

Hooyo soomaaliyeed oo jarmalka kala baxsatay Caruurteeda yaa looga qaatay dalka Talyaaniga

By Khadafi December 15, 2025

Hooyo Soomaaliyeed oo 3 Caruur ah looga Qaaday Magaalada Bologna, Talyaaniga TV Universal ayaa waraysi la yeelatay Fatxiya Cabdulaahi, hooyo Soomaaliyeed oo 3 caruur ah laga qaaday magaalada Bologna ee dalka Talyaaniga. Fatxi ayaa sheegtay inay dalka Talyaaniga joogtay 7 bilood kaliya, ka hor inta aysan ka cararin Jarmalka halkaas oo ay muddo 7 sano […]

Read More →
FBI Mareykanka oo soo dhex gashay soomaalida isku eedeysay Argagxiso
Warka

FBI Mareykanka oo soo dhex gashay soomaalida isku eedeysay Argagxiso

By Khadafi December 14, 2025

Soomaalida Maraykanka oo isku eedeysay Argagixiso iyadoo Cadaadis Siyaasadeed uu jiro. Xaalad cusub ayaa ka taagan bulshada Soomaalida ee Maraykanka, kadib markii qaar ka mid ah Soomaalida lagu eedeeyay taageeridda argagixisada, isla markaana FBI su’aala ka waydiisay shaqsiyaad gaar ah. Kiiskan ayaa imanaya xilli Soomaalida ku nool Maraykanka wajahayaan cadaadis siyaasadeed iyo cunsuriyad ka dhan […]

Read More →
ICE oo Raafaysa shaqale ka shaqeeya dhismaha MN iyo xaalad walaac ah
Warka

ICE oo Raafaysa shaqale ka shaqeeya dhismaha MN iyo xaalad walaac ah

By Khadafi December 14, 2025

War Naxdin ah – Raafka ICE oo gaaray goobaha shaqada Chanhassen, MN — Warbixinno murugo leh ayaa ka soo baxaya magaalada Chanhassen ee gobolka Minnesota, kuwaas oo sheegaya in shaqaale dhisme ay ku xayiran yihiin dusha sare (saqafka) dhisme ay ka shaqeynayeen, kaddib markii ay goobta yimaadeen ciidamada ICE (Immigration and Customs Enforcement). Sida wararka […]

Read More →
Xildhibaan Abiib oo Dacwad Caalami ah ka Gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Warka

Xildhibaan Abiib oo Dacwad Caalami ah ka Gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

By Khadafi December 13, 2025

Rajada Aadan Madoobe ee Hoggaanka Baarlamaanka Bariga Afrika oo Wajahaysa Caqabad Sharci Xildhibaan Abiib, oo hore looga xayuubiyay xasaanadda baarlamaanka, ayaa dacwad rasmi ah ku soo oogay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe). Xildhibaanku wuxuu ku eedeeyay guddoomiyaha musuqmaasuq, eex iyo faragelin siyaasadeed, isagoo sheegay in si sharci-darro ah loo duudsiyay […]

Read More →
GAARI AYAY LA GO’ADAY WADO BOOSANEER LAGA HOOS QODAY,
Warka

GAARI AYAY LA GO’ADAY WADO BOOSANEER LAGA HOOS QODAY,

By Khadafi December 11, 2025

MUQDISHO: Gaari Ay La Go’day Waddo Kadib Markii Boosaneer Hoosta Waddada Laga Qoday Gaari ayaa maanta la go’aday waddo ku taalla degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, ka dib markii waddadu dumo xilli uu gaarigu marayay. Arrintan ayaa la xiriirta culeyska baabuurka oo waddadu aysan u adkeysan, maadaama boosaneer si sharci-darro ah looga hoos qoday isla […]

Read More →
Gudiga Xuquuqal Insaanka Soomaaliya: Difaaca Dowlada iyo Siyaasiga
Warka

Gudiga Xuquuqal Insaanka Soomaaliya: Difaaca Dowlada iyo Siyaasiga

By Khadafi December 10, 2025

  10-ka December, oo ku beegan Maalinta loo asteeyay xuska Qaraarka Xuquuqda Aadanaha ee Caalamiga ah, ayaa Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ansixiyay gudiga cusub ee xuquuqal insaanka, kaasoo ay soo xushay dowladda federaalka Soomaaliya. Gudigan, oo ka kooban sagaal xubnood, waxaa ka mid ah toddobo qof oo horey u ahaa shaqaale dowladeed, kuwaasoo […]

Read More →