Gudiga Xuquuqal Insaanka Soomaaliya: Difaaca Dowlada iyo Siyaasiga
10-ka December, oo ku beegan Maalinta loo asteeyay xuska Qaraarka Xuquuqda Aadanaha ee Caalamiga ah, ayaa Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ansixiyay gudiga cusub ee xuquuqal insaanka, kaasoo ay soo xushay dowladda federaalka Soomaaliya. Gudigan, oo ka kooban sagaal xubnood, waxaa ka mid ah toddobo qof oo horey u ahaa shaqaale dowladeed, kuwaasoo […]