G.SHUUTE IYO SHEEKO SAMEEYE WAYN AYAA IS’HAYA (As)
Ninkan waxa uu sheegay inuu baxsad ka ahaa kooxda Al-Shabaab, isagoo ka tirsanaa ciidankii loo diyaarinayay in ay weeraraan fariisinka dowladda ee degmada Ceeldheer bartamihii bishii Sagaalaad ee la soo dhaafay. Wuxuu yiri: “Waxaan qorsheystay inaan ka baxsado kooxda kahor dagaalka. Dhar caadi ah ayaan xirtay, waxaana raadiyay dad ii tilmaami kara jidka Ceeldheer. […]