April 24, 2026

Category: Warka

E-visa Soomaaliya Ciladeysan iyo WhatsApp Fiiso Lagu Soo saarayo
Warka

E-visa Soomaaliya Ciladeysan iyo WhatsApp Fiiso Lagu Soo saarayo

By Khadafi November 25, 2025

Website-ka e-Visa Soomaaliya oo hakad galay iyo WhatsApp beddelay… Mudo 4 maalmood ah, website-ka rasmiga ah ee e-visa Soomaaliya ayaa cilad farsamo ku jiray, taasoo keentay in codsadayaasha fiisaha lagu wargeliyo inay si toos ah ula xiriiraan WhatsApp-ka hay’adda si xogtooda loogu soo saaro e-visa. Arrintan ayaa abuurtay culeys xoogan oo saaran shaqaalaha iyo codsadayaasha, […]

Read More →
Madax-jabis milyaaneer noqday ayaa loo magacaabay Taliyaha Dekada Muqdisho
Warka

Madax-jabis milyaaneer noqday ayaa loo magacaabay Taliyaha Dekada Muqdisho

By Khadafi November 24, 2025

Bismilaah: Dowlada iyo Alsh-abaab ayaa ku hishiiyay dib-cashuurta Dekada Muqdisho looga qaado Ganacsatada Gobolka Banaadir !! Magacaabista Taliyaha Booliiska Dekedda Muqdisho: G/Sare Axmed Qadar Maxamed ayaa dhowaan loo magacaabay Taliyaha Booliiska Dekadda Muqdisho, kadib muddo laba sano ku dhow uu raadinayay in loo magacaabo Taliyaha CID-ka Soomaaliya, xilkaas oo marar badan uu u ololeeyay balse […]

Read More →
WAR DEG-DEG: Xildhibaan Faiza Jeyte oo Si Kulul ugu Jawaabtay Wasiir Cali “Gariiraaye”, Tuhun Culusna Gelisay Dowladda
Warka

WAR DEG-DEG: Xildhibaan Faiza Jeyte oo Si Kulul ugu Jawaabtay Wasiir Cali “Gariiraaye”, Tuhun Culusna Gelisay Dowladda

By Khadafi November 24, 2025

  Xiisad siyaasadeed oo aad u kulul ayaa ka dhalatay hadallo uu jeediyay Wasiir Cali Gariiraaye, kuwaas oo Xildhibaan Faiza Jeyte ay u aragtay kuwo muujinaya su’aalo halis ah oo ku saabsan xiriirka u dhexeeya wasiirka, dowladda iyo Al-Shabaab. Hadalkii Xildhibaan Faiza Jeyte Xildhibaan Faiza oo si adag uga jawaabtay wasiirka ayaa tiri: “Maxay tahay […]

Read More →
“Madaxweyne Bluetooth u Furan: Abdi Nuur oo Ku Eedeeyay Xasan Sheekh Hadallo Badan oo aan Fulintoodu Muuqan”
Warka

“Madaxweyne Bluetooth u Furan: Abdi Nuur oo Ku Eedeeyay Xasan Sheekh Hadallo Badan oo aan Fulintoodu Muuqan”

By Khadafi November 23, 2025

Agaasimihii hore ee Warfaafinta Madaxtooyada maamulka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Abdi Nuur Maxamed Axmed, ayaa si kulul u weeraray hab-dhaqanka hoggaamineed ee Madaxweyne Xasan Sheekh, gaar ahaan qaabka uu bulshada ula wadaago hadallada iyo ballamaha dowladda. Abdi Nuur ayaa sheegay in Madaxweynaha ay ku badatay ka hadlidda arrimo fara badan oo kala duwan, isaga oo […]

Read More →
MW hore, Farmaajo oo Casho iyo Wadatashi La Yeeshay Xildhibaanno ka Tirsan Labada Aqal
Warka

MW hore, Farmaajo oo Casho iyo Wadatashi La Yeeshay Xildhibaanno ka Tirsan Labada Aqal

By Khadafi November 23, 2025

Warbixin – Muqdisho Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa caawa kulan casho-sharaf iyo is-xogwaraysi ah la qaatay xubno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay hoygiisa magaalada Muqdisho, ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee dalka, marxaladda kala guurka siyaasadeed, iyo sida loo xoojin karo […]

Read More →
Muqdisho oo si weyn loogu xusay Maalinta Macalinka Soomaaliyeed – 21-ka Nofeembar
Warka

Muqdisho oo si weyn loogu xusay Maalinta Macalinka Soomaaliyeed – 21-ka Nofeembar

By Khadafi November 22, 2025

Maanta oo ay taariikhdu tahay 22 Nofeembar, magaalada Muqdisho ayaa si ballaaran oo maqaam sare leh looga xusay Maalinta Macalinka Soomaaliyeed, oo ku beegan 21-ka Nofeembar. Munaasabaddan taariikhiga ah ayaa lagu qabtay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaas oo ay isugu tageen ku dhowaad 50,000 oo arday oo ka kala yimid iskuullada caasimadda. Munaasabadda oo ay […]

Read More →
Dowlada soomaaliya oo Nabad Xalane ka hor istaagtay Safar Diyaaradeed Adan Cadde Airport,
Warka

Dowlada soomaaliya oo Nabad Xalane ka hor istaagtay Safar Diyaaradeed Adan Cadde Airport,

By Khadafi November 22, 2025

Ciidamada dowladda oo ka hor istaagay Nabadoon Xalane safar uu ku tagi lahaa Dhuusamareeb Muqdisho – Ciidamada dowladda ayaa ka hor istaagay Nabadoonka Guud ee Beesha Murusade, Nabadoon Abdi Nuur Xalane, diyaaradda uu ka raaci lahaa Aden Adde Airport, isagoo ku sii jeeday magaalada Dhuusamareeb si uu uga qayb galo kulan uu qabanqaabiyay madaxweynaha Galmudug, […]

Read More →
20 Sano Kadib, Macalimiintii hore oo ah Madaxda Qaranka ayaa Munaasabada Macalinka soomaaliyeed ku qabanaya…
Warka

20 Sano Kadib, Macalimiintii hore oo ah Madaxda Qaranka ayaa Munaasabada Macalinka soomaaliyeed ku qabanaya…

By Khadafi November 21, 2025

Munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo Beri ka Dhaceysa Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa beri martigelin doonta munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed, taas oo sanad walba 21 November lagu maamuuso kaalinta macallimiintu ku leeyihiin horumarinta bulshada iyo korinta jiilka mustaqbalka. Munaasabaddan oo ka dhici doonta Stadium Muqdisho ayaa waxaa ka soo qayb galaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo […]

Read More →
WAR DEG-DEG AH: Dowladda Soomaaliya oo lagu amray inay dib ula noqoto 9-ka xubnood ee EALA — Maxkamadda EACJ oo Musuq-maasuq ku heshay
Warka

WAR DEG-DEG AH: Dowladda Soomaaliya oo lagu amray inay dib ula noqoto 9-ka xubnood ee EALA — Maxkamadda EACJ oo Musuq-maasuq ku heshay

By Khadafi November 21, 2025

  Dowladda Soomaaliya oo lagu amray inay dib ula noqoto 9-ka xubnood ee EALA — Maxkamadda EACJ oo Musuq-maasuq ku heshay Arusha, Tanzania – Jimcadii labaad ee dhageysiga dacwadda: Maxkamadda Sare ee East African Court of Justice (EACJ) ayaa maanta ku dhawaaqday go’aan taariikhi ah oo ay ku xukumeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dibu ceshato […]

Read More →