Shirwyanaha Midnimada Beelaha Karanle ayaa ku qabsoomay Shashamane Dalka Ethopia,
Shirwaynaha Midnimada Beesha Karanle ayaa shalay si rasmi ah uga furmay Magaalo dalxiiseedka Hawassa ee dowlad deegaanka Sidama ee dalka Ethiopia, iyada oo ay ka soo qayb galeen kumanaan dad ah oo ka kala yimid degmooyin kala duwan oo ku yaalla Ethiopia iyo Soomaaliya iyo Djibouti, Odayaasha dhaqanka ee magaalada Shashamane ayaa shirkan soo […]