Bandhiga Buuga Darren iyo Naf Barasho Darmstadt Germany
Sawiro iyo Warbiixn BUUGA Dareen Iyo Naf Barasho Bandhigga Buugga Dareen iyo Nafbarasho ee magaalada Darmstadt, Jarmalka, wuxuu noqday mid ka mid ah munaasabadihii ugu waaweynaa ee lagu soo bandhigo buug Soomaaliyeed dalka Jarmalka. Boqolaal qof oo ka kala yimid magaalooyin kala duwan ayaa ka qayb galay munaasabadda, iyagoo si weyn u muujiyay xiisaha ay […]