Madaxweyne Trump oo Joojiyay Barnaamijka TPS-ka Soomaalida Minnesota, isagoo Ku Sababeeyay Lacagaha Musuqmaasuq
Minnesota, Mareykanka – Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa ku dhawaaqay in uu joojiyay Barnaamijka Ilaalinta Ku-Meel Gaarka ah (TPS) ee Soomaalida ku nool gobolka Minnesota, isagoo ku sababeeyay iney sameeyeen “dhaqdhaqaaqyo lagu musuqmaasuqay lacago xoogan” iyo iney soo bexeen kooxo Soomaali ah oo dadka gobolka cabsi gelinaya. TPS waa barnaamij Mareykanku siiyo muhaajiriinta ka […]