April 6, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
DEG DEG kooxda khawaarijta oo qorsheenaysa weeraro qorsheysan,
Warka

DEG DEG kooxda khawaarijta oo qorsheenaysa weeraro qorsheysan,

By Khadafi November 7, 2025

  Waxa soo baxaya warar sheegaya in kooxda Khawaarijta qorsheenayaan duulaan lagu qaado Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo fariisinimo kuleeyihiin ciidamada dowlada, Saraakiisha milatariga soomaaliya ee ku sugan furimaha deeganada Ceeldheer iyo masagawaa ayaa galay heegan xoogan looga hortagayo kooxaha khawaarijta, Kooxda nabadiidka ayaa la rumeesan yahay iney doonayaan weerarkaan si dhaba ugu guuleestaan […]

Read More →
Maxaa sababay Geerida Saqiir lagu Umulay Afaafka Hore ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee BANAADIR ?
Warka

Maxaa sababay Geerida Saqiir lagu Umulay Afaafka Hore ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee BANAADIR ?

By Khadafi November 6, 2025

  Baaq Cadaalad iyo Isla Xisaabtan Muqdisho – Dhacdo murugo leh ayaa caawa gilgishay bulshada Soomaaliyeed kadib markii hooyo Soomaaliyeed ay ku umushay afaafka hore ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee gobolka Banaadir, halkaas oo saqiirkii ay dhashay uu geeriyooday. Wararka iyo muuqaallo laga duubay dhacdadan ayaa muujinaya hooyo lagu umulinayo bartamaha waddada hortiisa isbitaalka, […]

Read More →
WAR-BIXIN DEGDEG AH Markab Calanka Malta Sita oo Ay Afduubteen Burcad-Badeed Soomaaliyeed
Warka

WAR-BIXIN DEGDEG AH Markab Calanka Malta Sita oo Ay Afduubteen Burcad-Badeed Soomaaliyeed

By Khadafi November 6, 2025

  Wararka ka imaanaya badda Soomaaliya ayaa sheegaya in burcad-badeed Soomaali ah ay afduubteen markab shidaal sida oo wata calanka Malta, kaasoo lagu magacaabo Hellas Aphrodite. Markabkan ayaa ka ambabaxay magaalada Sikka ee dalka Hindiya, isagoo kusii jeeday magaalada Durban ee dalka Koonfur Afrika. Sida ay wararku sheegayaan, afduubka ayaa ka dhacay meel qiyaastii 600 […]

Read More →
WAR DEG-DEG AH: BIXINTA FIISAHA DAL-KU-JOOGA SOOMAALIYA OO LAGA JOOJIYAY DOWLAD GOBOLEEDYADA.
Warka

WAR DEG-DEG AH: BIXINTA FIISAHA DAL-KU-JOOGA SOOMAALIYA OO LAGA JOOJIYAY DOWLAD GOBOLEEDYADA.

By Khadafi November 5, 2025

  Laga bilaabo maalinta berri (5 Nofeembar 2025), Fiisaha dal-ku-jooga Soomaaliya waxaa laga heli doonaa oo kaliya xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee magaalada Muqdisho. Dhammaan dowlad-goboleedyada dalka si kumeel gaar ah ayaa looga joojiyay bixinta fiisaha, ilaa iyo inta ay dowlad-goboleedyadu u hoggaansamayaan nidaamka cusub ee lagu kordhinayo dhaqaalaha dowladda federaalka.   […]

Read More →
Wax Badan ka Ogoow Doorashada Xiisaha leh ee Duqa Magaalada Minneapolis (2025)-Maqaal
Warka

Wax Badan ka Ogoow Doorashada Xiisaha leh ee Duqa Magaalada Minneapolis (2025)-Maqaal

By Khadafi November 4, 2025

  1. Magaalada Minneapolis iyo Muhiimadda Doorashadeeda Minneapolis waa magaalada ugu weyn gobolka Minnesota ee Maraykanka, waxayna caan ku tahay firfircoonida siyaasadeed, dhaqdhaqaaqa bulshada, iyo isbeddelka dimuqraadiyadeed. Doorashada duqa magaaladaas waa mid aad u xiiso badan sanadkan 2025, sababtoo ah waxaa si xooggan ugu tartamaya Omar Fateh, oo ah siyaasi asal ahaan Soomaali ah, iyo […]

Read More →
Abdulkarim Kaarshe oo loo doortay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Galmudug ee dalka Finland
Warka

Abdulkarim Kaarshe oo loo doortay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Galmudug ee dalka Finland

By Khadafi November 3, 2025

Helsinki, Finland 03.11.25 – Waxgaradka, aqoonyahanka iyo bulshada reer Galmudug ee ku dhaqan dalka Finland ayaa si rasmi ah Abdulkarim Kaarshe ugu doortay Guddoomiyaha cusub ee Jaaliyadda Soomaalida Galmudug, kadib kulan ballaaran oo lagu qabtay magaalada Helsinki, kaas oo lagu doortay hoggaan cusub oo mideeya bulshada. Go’aanka lagu doortay guddoomiyaha ayaa yimid kadib wadatashi dheer […]

Read More →