April 6, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Puntland ayaa fasaxday Markabka SEA WORLD iyadoo raali galeen ka bixisey hubkii lagu la degay Bareeda,
Warka

Puntland ayaa fasaxday Markabka SEA WORLD iyadoo raali galeen ka bixisey hubkii lagu la degay Bareeda,

By Khadafi August 4, 2025

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Safiirka Muqdisho u fadhiya Mudane Alper Aktaş. Safarka Waftiga Turkiga ee soo gaaray Puntland ayaa daarna sida dowlada Puntland looga soo fur furi lahaa Markab Sea World ee ku xayiran Dekada Boosaaso kaasoo ku sheegtey in […]

Read More →
Ciidan iyo shacab Baasuke wata ayaa la wareegay suuqa iyo agagaarkiisa
Tooshka OKTOOBER

Ciidan iyo shacab Baasuke wata ayaa la wareegay suuqa iyo agagaarkiisa

By Khadafi August 4, 2025

Dhulka SIINAAY yaa la siiyay? Bankiga dhulka iibsaday oo amnigiisa u baqaya ayaa madaxweynaha ka codsaday in la kala qaado ciidamada isku hor fadhiya Suuqa Siinaay, sidoo kalana wadahadal lagu dhameeyo arinkan, Sidaa wada ogsoonahay dhulalkii hore ee dowladu xaraashtay Primer Bank ayaa ku habsaday kuwaasoo dhaqaale xuma xoogan kasoo wajahday dhulalkii ay iibsadeen oo […]

Read More →
Nin British ah oo ku dhintay Istanbul intii lagu jiray qalliinka timaha loo beeryay, ( Bidaarta )
Warka

Nin British ah oo ku dhintay Istanbul intii lagu jiray qalliinka timaha loo beeryay, ( Bidaarta )

By Khadafi August 3, 2025

Nin u dhashay Britain oo lagu magacaabo Martyn Latchman, da’diisuna lagu sheegay 38 jir kana soo jeeday Milton Keynes, ayaa geeriyooday kadib markii uu xanuunsaday xilli uu ku sugnaa isbitaal ku yaalla Istanbul, Turkiga, si loogu sameeyo qalliin timaha lagu beero. Wararka ayaa sheegaya in Latchman, oo hore u ahaan jiray macallin balse dhawaan noqday […]

Read More →
Jasiirad ku taala Norway oo laga cabanayo dalxiise-yaal tira badan ee soo booqanaya deegaanka …
Caalamka

Jasiirad ku taala Norway oo laga cabanayo dalxiise-yaal tira badan ee soo booqanaya deegaanka …

By Khadafi August 3, 2025

Dadka degan Jasiiradaha Lofoten ee Norway ayaa ka cabanaya Dalxiise-yaasha Faraha badan ee soo booqanaya, Jasiiradaha quruxda badan ee Lofoten ee waqooyiga Norway ayaa si weyn u caan noqday kadib muuqaallo Qurux badan ee laga baahiyay oo muujinaya qorraxda aan dhicin xilliga xagaaga. Qorraxda oo habeenkii la arkayo, buuraha dhaadheer, biyaha nadiifka ah, iyo tuulooyinka […]

Read More →
$6.5 dollar ayuu gaaray qiimaha malaayga suuqyada Muqdisho
Warka

$6.5 dollar ayuu gaaray qiimaha malaayga suuqyada Muqdisho

By Khadafi August 3, 2025

Sare u kac xoogan aya ku yimid qiimaha malaayga suuqyada muqdisho, iyadoo soomaaliya leedahay mid kamida xeebaha ugu dheer caalamka ee laga kaluumeesan karo Dhageeste ku tixan Oktoober oo aan arinkaa wax ka weydiinay ayaa inoo xaqiijiyay in maanta suuqa Xamar Weyne 1KG malaay/kaluun lagu kala iibsanayo $6.5 in ka badan, iyadoo uu malaayguna gabaabsi […]

Read More →
Maxkamada Racfaanka ayaa sii xoojisey xayiraada lagu soo rogay saraakiisha ICE ee dadka muhaajiriinta ka qabanaya Koonfurta California
Caalamka

Maxkamada Racfaanka ayaa sii xoojisey xayiraada lagu soo rogay saraakiisha ICE ee dadka muhaajiriinta ka qabanaya Koonfurta California

By Khadafi August 2, 2025

LOS ANGELES, 2-da Agoosto, 2025 — Maxkamadda racfaanka ee federaalka ayaa xaqiijisay amar maxkamadeed oo si ku-meel-gaar ah u xaddidaya awoodda saraakiisha socdaalka Mareykanka in ay dadka ku qabtaan gobollo badan oo ka tirsan Koonfurta California iyaga oo aan haysan sabab sharci ah ama tuhman ku filan. Go’aankan ayaa ah guul weyn oo sharci ah […]

Read More →
Maxkamad ku taala Mareykanka ayaa amartay in Tesla bixiso $243 Milyan kadib shil dhimasho sababay,
Caalamka

Maxkamad ku taala Mareykanka ayaa amartay in Tesla bixiso $243 Milyan kadib shil dhimasho sababay,

By Khadafi August 2, 2025

Florida (USA) – Maxkamad federaal ah ayaa amartay shirkadda Tesla, oo uu hoggaamiyo Elon Musk, in ay bixiso lacag dhan $243 milyan kadib markii uu dhacay shil dhimasho sababay oo lala xiriiriyay nidaamka “Autopilot” ee baabuurka. Qofkii dhintay iyo dhaawaca: • Naibel Benavides Leon, 22 jir ah, ayaa ku dhimatay shilkaas. • Saaxiibkeed Dillon Angulo […]

Read More →
Fanaan Iskalaaji ayaa ka heesaya xuska 27-aad Puntland magaalada Mainz ee dalka Germany
Warka

Fanaan Iskalaaji ayaa ka heesaya xuska 27-aad Puntland magaalada Mainz ee dalka Germany

By Khadafi August 2, 2025

Xuska 27-aad ee Puntland, Mainz – Germany 🇩🇪 Magaalada Mainz oo kaabiga ku haysa magaalada wayn ee Farankfurt caawa triikhdu tahay 02 Agoosto waxa ka heesaya Fanaan Iskalaaji, oo marti ku ah munaasabada Sanad-guurada 27-aad ee kasoo wareegatay aasaaska dowlada Puntland kamida dowladaha qaybta ka ah dowlada faderaalka soomaaliya, Munaasabadan oo degmo iyo tuulo isaga […]

Read More →
Dagaal culus ayaa shalay ka dhacay degmada Bariire gobolka Sh/hoose
Warka

Dagaal culus ayaa shalay ka dhacay degmada Bariire gobolka Sh/hoose

By Khadafi August 2, 2025

Dagaal qaraar 12 saacad toosa socday ayaa shalay ka dhacay degmada Bariire ee gobolka Shabeele hoose iyadoo wali dagaalku ka soconayo qaybo kamida degmada, Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan oo ay soo diyaariyeen saraakiisha ciidanka xooga dalka iyo amisom wadajir ah ayaa qaybtiisii koowaad lagu kiciyay fariisimaha difaaca khawaarijta, taasoo markii dambana keentay kooxdu galaan […]

Read More →