UK, Kacdoon qaxootiga looga horjeedo ayaa ka bilowday Ingiriiska, Aqriso
Uk kacdoon qaxootiga looga soo horjeedo ayay cunsuriyiinta ka bilaabeen iyagoo ku andacoonaya dowladu hoteelo dajisay qaxootiga ku sheegeen Dalxiiseyaal Magangelya doon ah, Kacdoonka kooxahan abaabulan ee kaamiradaha sita ayaa markii sii hore ku bilowday soo bandhigida muuqaalo laga soo duubo xarumaha (Hotel ) lagu hayo qaxootiga, iyo shaqooyinka qabanayaan iyagoo aan sharci u heysan, […]