Yuu cali ayaa loo magacaabay xulka kubada Caga Qarankeena,
Magacaabistii ugu macquulsaneed abid qof soomaaliya masuuliyad loogu dhiibo xulka qaranka soomaaliya ayay noqonqysaa magacaabidan macalin Yusuf Ali Nuur Yuuali lagu soo xushay, Hambalyo kaliya maahane mahadsanidiin ayaan leenahay cid kasta oo qayb ka qaadatay xulashadan quruxda badan ee loogu daneeyay cayaartooyda qaranka soomaaliya iyo mucaashaqiinta kubada cagta, Tababare xirfad sare leh, kabtan hore xulka […]