Hooyo somaliyed oo ka cabaneeyso boob dhulka ay degneed
Hooyo ku nool Degmada Xamar Jajab ayaa oohin iyo cabasho la afka furtay kadib markii lagu wargeliyay in gurigeeda la duminayo. Hooyadan ayaa ka mid ah dad badan oo ku nool xaafado ka tirsan degmadaas, kuwaas oo alaabtoodii guryaha banaanka loo soo saaray, kadib markii ciidanka booliisku u sheegeen in xaafadda oo dhan loo asteeyay […]