April 6, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Nin Ku Nool Dubai Oo Caan Noqday Baraha Bulshada kadib Markii Uu Ka Sheekeeyay Ciriiriga Baabuurta – Taraafikada
Warka

Nin Ku Nool Dubai Oo Caan Noqday Baraha Bulshada kadib Markii Uu Ka Sheekeeyay Ciriiriga Baabuurta – Taraafikada

By Khadafi December 5, 2025

  Dubai — Nin degan magaalada Dubai ayaa si lama filaan ah caan ugu noqday baraha bulshada kadib markii uu soo duubay muuqaal uu ku sheegay in adeerkiis uu garoonka diyaaradaha geeyay isagana weli ku jiro ciriirigii baabuurta,iyadoo diyaaraddii uu adeerku saarnaa ay Pakistan ka degtay. Muuqaalkan qosolka leh ayaa si degdeg ah uHu faafay […]

Read More →
MAXAA LOO SAMEEYAY “MAGA” USA MAXAYSA ISU BEDESHAY 2025 ?
Warka

MAXAA LOO SAMEEYAY “MAGA” USA MAXAYSA ISU BEDESHAY 2025 ?

By Khadafi December 5, 2025

🔵 Waa maxay MAGA? MAGA waa eray kooban oo u taagan: Make America Great Again (macnaheedu waa: “Mareykanka ha noqdo mid weyn siduu ahaan jiray”) Waxaa caan geliyey Donald Trump intii uu ku jiray ololaha madaxtinimada 2016.   🔵 Maxay qabtaan dadka MAGA taageersan? Dadka MAGA taageersan waa koox siyaasadeed oo ku jirtay gudaha Mareykanka, […]

Read More →
Wiil madaxweyene Xasan sheekh ka codsay hal maalin la qadeeyo, iyo Talladii Farmaajo
Warka

Wiil madaxweyene Xasan sheekh ka codsay hal maalin la qadeeyo, iyo Talladii Farmaajo

By Khadafi December 4, 2025

Warbaahinta waxa qabsaday wiil soomaaliyeed oo arday ah oo meel fagaaraha madaxwehnaha kaga codsaday in uu maalin laqadeeyo maadaama ay hamigiisa ahaa intaas, madaxwehnaha oo aad ula dhacay hadalkaas ayaa isla markiiba ballan u qabtay wiilkan, dhowaanna villa soomaaliya ayaa ka sugayna qadadaas loo sameen doonto ardayga soomaaliyeed   Tani waxa ay hoosta ka xariiqaysaa […]

Read More →
Jarmalka: Qiimaha Deutschlandticket-ka oo Kordhaya 01 Janaayo 2026
Caalamka

Jarmalka: Qiimaha Deutschlandticket-ka oo Kordhaya 01 Janaayo 2026

By Khadafi December 4, 2025

Jarmalka: Qiimaha Deutschlandticket-ka oo Kordhaya 01 Janaayo 2026 München, Germany – Dowladda Federaalka iyo maamul-goboleedyada Jarmalka ayaa ku dhawaaqay in qiimaha Deutschlandticket la kordhin doono laga bilaabo 1-da Janaayo 2026, kaddib markii Wasiirrada Gaadiidka ee dalka ay ansixiyeen qorshaha bishii Sebtembar. Qiimaha Cusub: • Deutschlandticket: • Hadda: 58 euro/bil • Laga bilaabo 01.01.2026: 63 euro/bil […]

Read More →
G.SHUUTE IYO SHEEKO SAMEEYE WAYN AYAA IS’HAYA (As)
Warka

G.SHUUTE IYO SHEEKO SAMEEYE WAYN AYAA IS’HAYA (As)

By Khadafi December 4, 2025

  Ninkan waxa uu sheegay inuu baxsad ka ahaa kooxda Al-Shabaab, isagoo ka tirsanaa ciidankii loo diyaarinayay in ay weeraraan fariisinka dowladda ee degmada Ceeldheer bartamihii bishii Sagaalaad ee la soo dhaafay. Wuxuu yiri: “Waxaan qorsheystay inaan ka baxsado kooxda kahor dagaalka. Dhar caadi ah ayaan xirtay, waxaana raadiyay dad ii tilmaami kara jidka Ceeldheer. […]

Read More →
Xildhibaan Dayax oo reer Deyniile ugu baaqay dhulka uga kacaan Ganasade Gallad
Warka

Xildhibaan Dayax oo reer Deyniile ugu baaqay dhulka uga kacaan Ganasade Gallad

By Khadafi December 3, 2025

Ganacsade Gallad oo kusoo fashilmey dhexdhexaadin madaxweyene xasan sheekh maxamuud uu ka dhex waday isaga ( oo ah iibsadaha dhulka deyniile) iyo xildhibaan Jacfar Abuukar ayaa kasoo dhex hadlay Xildhibaan Dayax, Xildhibaanka isagoo laba saacadood qaali ah labada gacmood ku xiran ayuu warbaahinta la hadlay waxa uuna sheegay in gallad loo fududeeyo burburinta dhulka uu […]

Read More →
MAXAA KASOO BAXAY KULANKII VILLA SOMALIA IYO XILDHIBAAN JACFAR IYO GANACSADE $27M ku iibsaday..
Warka

MAXAA KASOO BAXAY KULANKII VILLA SOMALIA IYO XILDHIBAAN JACFAR IYO GANACSADE $27M ku iibsaday..

By Khadafi December 3, 2025

Muranka Dhulka Deyniile iyo Kulankii 3 geesoodka ahaa ee Villa soomaaliya ku dhex maray mw, Xasan sheekh,Xildhibaan Jacfar iyo Ganacsade Gallad!! Laba maalin kahor ayaa kulan si qarsoodi ah uga dhacay Villa Soomaaliya, ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar. Kulanka waxaa soo qabanqaabiyay Ganacsade Gallad, oo lagu sheegay inuu […]

Read More →
MACALIN DUGSI FARA-XUMEEYAY CARUUR DUSGIGA,
Warka

MACALIN DUGSI FARA-XUMEEYAY CARUUR DUSGIGA,

By Khadafi December 2, 2025

Maxay tahay sababta Caruurta xijaabka loogu soo xirey ee lacagta looga bixinayo dugsiga Quraanka ? Fariin waalidiinta soomaaliyeed ku socota, Dadka qaarkood waxay aaminsan yihiin in marka dhibaato laga sheego macallimiinta dugsiyada Qur’aanka ay tahay weerar lagu hayo diinta. Laakiin xaqiiqdu taas ma aha. Cidna ma difaacayso kuwa sumcadda Qur’aanka dhaawacaya, balse waxa la difaacayaa […]

Read More →
15 Sano kadib Musuqa DOCOL iyo G. Banadir waa arkeen shacabka,
Warka

15 Sano kadib Musuqa DOCOL iyo G. Banadir waa arkeen shacabka,

By Khadafi December 1, 2025

  Muddo ka badan toban sano, magaca DOCOL wuxuu astaan u noqday halbeega musuqmaasuqa qandaraasyada ka jira Gobolka Banaadir. Lacago malaayiin doolar ah oo aan tartan loo galin ayaa shirkaddan lagu aamminay, balse waxa laga dhaxley wadooyin cajiin ah oo raaca roobka iyo cagaha gawaarida. Waxaa la xusuustaa eedaymaha shacabka ka imanayay sanadihii 2023 iyo […]

Read More →