KIISKA: XAASKA HOR JOOGE ALSH-ABAAB LAYLO DIINI JAR-DHUUB XABAD
MAXAA KA BARAN KARNAA ? Dhagar-Qabto: Kiiska Layla Diini Jardhuub Layla Diini Jardhuub waxay ahayd haweenay xoola-dhaqato ah oo kasoo jeeda degmada Alkowthar iyo deegaannada u dhexeeya Masaajid Cali Gaduud. Nolosheeda ayaa sanadihii u dambeeyay noqotay mid ay si ba’an u saameeyeen gabood-fallo, qasab guur, marin-habaabin fikir xagjiran ah iyo cadaadis kaga yimid Khawaarijta Al-Shabaab. […]