April 7, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS MAGAALADA XUDUR KA DHEGAX DHIGAY MASHRUUC CEELAL LAGA HIRGELINAYO GOBOLKA BAKOOL.
Warka

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS MAGAALADA XUDUR KA DHEGAX DHIGAY MASHRUUC CEELAL LAGA HIRGELINAYO GOBOLKA BAKOOL.

By Khadafi August 1, 2025

  Xudur-Bakool 01.Agoosto. 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dhegax dhigay mashruuc ceelal biyood looga hirgelinaayo Magaaladda Xudur iyo deegaanadda kale ee Gobolka Bakool. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, […]

Read More →
26 jir soomaali ah ku dhintey Wabiga Neckar ee dalka Jarmalka
Caalamka

26 jir soomaali ah ku dhintey Wabiga Neckar ee dalka Jarmalka

By Khadafi July 31, 2025

Waxaa maydkiisa laga helay wabiga Neckar ee dalka jarmalka wiil somaliyeed oo lagu magacaabi jiray Abdirashiid Ahmed Mahamed, oo ahaa 26 jir ah kuna noolaa magaalada Stuttgart. Sida laga soo xigtay ilo lagu kalsoon yahay, marxuumka waxaa la waayay maalmo kahor, waxaana la sheegay inuu dhowr maalmood ku jiray biyaha wabiga kahor inta aan maydkiisa […]

Read More →
Shiinaha iyo Soomaaliya oo xoojinaya Iskaashiga Badaha, Iyadoo ay jiraan Xiisado Goboleed,
Caalamka

Shiinaha iyo Soomaaliya oo xoojinaya Iskaashiga Badaha, Iyadoo ay jiraan Xiisado Goboleed,

By Khadafi July 31, 2025

Muqdisho, Soomaaliya – Safaaradda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ee Soomaaliya iyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Booliska Soomaaliyeed ayaa yeeshay wada-hadallo ujeeddadiisu tahay in si weyn loo xoojiyo iskaashiga labada dhinac ee dhinaca muhiimka ah ee amniga badda. Shirkan ayaa dib-u-xaqiijiyay ballanqaad wadajir ah oo ku saabsan ilaalinta madax-banaanida qaranka iyo dhul-badeedka labada dal ee Shiinaha iyo […]

Read More →
Warsaxaafadeedka dowlada faderaalka ee maamul dhiska Wuqooyi Bari soomaaliya SSC ,
Warka

Warsaxaafadeedka dowlada faderaalka ee maamul dhiska Wuqooyi Bari soomaaliya SSC ,

By Khadafi July 31, 2025

WARSAXAAFADEED Tariikh: July 30, 2025 Goobta: Laascaanood, Sool Soo Gabogabeynta Shirweynaha Dhameystirka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo iyo Ansixinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Waxaa caawa si rasmi ah loogu soo gabogabeeyay magalada Laascaanood Shirweynihii Dhameystirka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo, kaas oo socday muddo 8 maalmood ah, laguna qabtey marxaladdii labaad ee dhameystirka dowlad goboleedka. Shirkan taarikhiga […]

Read More →
Maamulka cusub Wuqooyi Bari Soomaaliya ayaa looga dhawaaqay Laascaano
Warka

Maamulka cusub Wuqooyi Bari Soomaaliya ayaa looga dhawaaqay Laascaano

By Khadafi July 31, 2025

LAASCAANO: 30:07:25 Shirweynihii lagu dhisayay dowlad goboleed lagu mideynayo dadka SSC-Khaatumo Iyo Maakhir ayaa lagu go’aamiyay in magaca Dowlad Goboleedka laga dhigo “ Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya” Sidoo kale ergada shirka kasoo qayb galay ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen Dastuurka Dowlad Goboleedka Wuqooi Bari soomaaliya, Calanka maamulka ( cagaar-buluug-cadaan-Xidig iyo faras) ka kooban, […]

Read More →
Xildhibaan Jacfar oo looga yeeray villa soomaaliya iyo Rw Hamza barre..
Tooshka OKTOOBER

Xildhibaan Jacfar oo looga yeeray villa soomaaliya iyo Rw Hamza barre..

By Khadafi July 30, 2025

Xog hoose ayaa sheegeysa in maanta duhurkii kulmeen raisul Wasaare Hamza Barre iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar kuwaasoo kawada yoomay qorshaha kutlooyinka kala duwan ee Xildhibaanada bfs ee kar karinaya mooshin kursiga loogu tuurayo raisul wasaaraha, Kulankan ayaa ka dhacay Villa soomaaliya oo uu xildhibaanku si qarsoodi ah maanta ku tagay kadib markii ey soo galbiyeen […]

Read More →
Gudoomiye BFS sh. Aadan Madoobe ayaa gaaray magaalada Xudur kgs
Warka

Gudoomiye BFS sh. Aadan Madoobe ayaa gaaray magaalada Xudur kgs

By Khadafi July 30, 2025

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dalka Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Maanta Magaalada Xudur soo Gaaray. Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin Saraakiil Ciidan iyo Qeybaha kale ee Bulshada Magaalada Xudur ayaa soo dhoweynta Gudoomiyaha […]

Read More →
Wasiirka qorshaynta iyo maalgashiga Galmudug ayaa la kulmay safiirka Turkiya ee
Warka

Wasiirka qorshaynta iyo maalgashiga Galmudug ayaa la kulmay safiirka Turkiya ee

By Khadafi July 30, 2025

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug, Mudane Abdirahman Ahmed Haile, ayaa booqasho muhiim ah ku tagay Safaaradda Turkiga ee Muqdisho, halkaas oo ay kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktas, Madaxa Arrimaha Ganacsiga iyo Xoghaya Dhaqaalaha ee safaaradda. Kulanka uu wasirka ku wehliyay Agaasimaha Waaxda Xiriirka Caalamiga, Mudane […]

Read More →