April 7, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Xil ka qaadis masuuliyiin sare iyo magacaabis ayaa khamiista la….
Warka

Xil ka qaadis masuuliyiin sare iyo magacaabis ayaa khamiista la….

By Khadafi June 30, 2025

Warar ka ka imaanaya xafiiska Raisul wasaaraha xakuumada faderaalka Soomaaliya mudane Hamza Barre ayaa sheegaya in maalinka khamiista isbedelo waa waayn laga sameyn doono hogaanka sare talisyada booliiska iyo hay,adaha Muhiimka u ah dowlada Soomaaliya, illo ka agdhow xafiiska Raisul wasaaraha ayaa inoo sheegey in xakuumada sameyn doonto isebedel sadexda bisha julay, kaasoo lagu bedeli […]

Read More →
PISCES, Muxuu yahay systemka cusub ee lagu xiray Aden Adde Airport?
Warka

PISCES, Muxuu yahay systemka cusub ee lagu xiray Aden Adde Airport?

By Khadafi June 30, 2025

PISCES waa aalad qayb ka ah xafiiska la dagaalanka Argagixisada iyo Burcada dalka Mareykanka labaatankii sano ee lasoo dhaafay, Muqdisho, 28.06.2025, Saraakiil katirsan waaxda arimaha dibada dowlada Mareykanka iyo xafiiska la dagaalanka argagixisada dalka mareykanka TIP ayaa maanta tababar usoo xirtay qaar kamida saraakiisha Immegration soomaaliya, kuwaasoo in mudo ah la barayey sida loogu shaqeyn […]

Read More →
Dhaawaca macawisleeyda xawaadle oo ka cabanaya Mahad Salaad..
local

Dhaawaca macawisleeyda xawaadle oo ka cabanaya Mahad Salaad..

By Khadafi June 30, 2025

Sanbaloolshe iyo roob galbeed midkoodna gadaal uma soo noqdee, Xawaadloow Mahad Camal xume iyo waqtiga iskala macaamila, Qaar kamida dhaawaca macawisleeyda beesha Xawaadle ayaa muuqaal cabasho ah iska soo duubay iyagoo eedeeyay agaasime Mahad Salaad dhawaan la wareegay hay’adda sirdooka, Bukaanada hadlay ayaa sheegey in laga goostay Gunnada, iyo raashiinka sidoo kalana waxa ay xuseen […]

Read More →
Macawisleyda Hiiraan difaacanaya Moqokori iyo khawaarijta oo..
Warka

Macawisleyda Hiiraan difaacanaya Moqokori iyo khawaarijta oo..

By Khadafi June 30, 2025

Macawisleyda Xawaadle ayaa ku jira abaabul xoogan looga hortagayo dulaanka kooxda khawaarijta kusoo tahay degmada Moqokori oo ay soo dul dajiyeen ciidama xoogan kuwaasoo doonaya la wareegaan magaaladan istaraatiijiga ah, Dhowaan ayay kooxdani soo qabsadeen deegaanka Ceel qooxle oo ah deegaan muhiim u ahaa dagaalka maadama isku xirto deegaano dhowr ah kamid tahay, Mabaax, Ceel […]

Read More →
Xanuunada faafa ee Hepatitis A. ayaa ka dilaacay dalal yurub ka mida
Caalamka

Xanuunada faafa ee Hepatitis A. ayaa ka dilaacay dalal yurub ka mida

By Khadafi June 29, 2025

Xanuun ka hepatitis A ayaa ka dilaacay dalal kamida qaarada yurub, marka laga soo tago faafidiisa waxa lasoo warinaya dhimasho meelaha qaarkii, Xarunta Kahortagga iyo Xakamaynta Cudurrada (ECDC) ayaa xaqiijisay la diiwaangeliyay 2,097 kiis xanuunkan ku saabsan, Ilaa iyo bilowgii sanadkan aya xanuunkan lagula tacaalayay dalalka Austria, Czech Republic, Hungary, iyo Slovakia iyadoo dhimashaduna lagu […]

Read More →
Muxuu yahay dagaalka u dhexeeya wasiirka Sports dfs iyo Astaan tv
Tooshka OKTOOBER

Muxuu yahay dagaalka u dhexeeya wasiirka Sports dfs iyo Astaan tv

By Khadafi June 29, 2025

AstaanTV iyo Wasiirka cayaaraha “Astaaneey is ooysiin sharciga loogama dhuuman karo iska bixi cashuurta oo xeerka cayaarahah soo mar “ ayuu yiri… Wasiirka Cayaaraha iyo Dhalinyarada DFS Mohamed Abdulqaadr ayaa is hortaagay cayaaro lagu maamuusi lahaa maalmaha xoriyada dalka,kasoo ay soo qabanqaabisay ASTAAN oo ah mid kamida shirkadaha leh warbaahinada ugu xoogan dalka ee tabisa […]

Read More →
MW farmaajo: wadahadal kasta oo dhacaya waxaa lagama maar-maan ah in Dastuurka uu saldhig u noqdo,
Warka

MW farmaajo: wadahadal kasta oo dhacaya waxaa lagama maar-maan ah in Dastuurka uu saldhig u noqdo,

By Khadafi June 26, 2025

Madaxweynahii hore dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa war kasoo saaray kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Samatabixinta mucaaradka. War saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada JFS, kaddib kulankii dhexmaray qaar kamid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu noqon karaa bilow wanaagsan oo loo qaaday dhanka xal u helidda khilaafaadka siyaasadeed ee […]

Read More →
Qurba joogta Soomaaliya ma tagi doonaan dalka Sabab ?
Warka

Qurba joogta Soomaaliya ma tagi doonaan dalka Sabab ?

By Khadafi June 26, 2025

Qurba joogta soomaaliya waa uga dhamaatay!!! Dhalinyaradana kenya/Nairobi ma aadi doonaan!!! 1-Qiimaha Visaha dal kugalka Kenya qofka wata baasaboorka soomaaliga waxa uu bixin doonaa 4 jibaar lacagtii hore, shirkad gaara ayuu la macaamili doonaa, 2-Qurba joogta soomaaliyeed ee heysta baasaboorada dhalashada Uk. USA, EUROPE, AUSTRALIA, kuwa heysta ( travel document) qaxooriga iyo shaqsiyaadka wata baasaboorada […]

Read More →