Natiijada Doorashada Golaha Deegaanka Degmooyinka Gobolka Banaadir
Waxaa halkan idin kula wadaagaynaa natiijada doorashada Golaha Deegaanka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, taas oo u dhacday sida hoos ku xusan: Taariikhda doorashada: 25-ka December 2026 Xarumaha codbixinta: 213 xarumood Goobaha ay dadku ka codeeyeen: 524 goobood Degmooyinka doorashadu ka dhacday: 16 degmo Xisbiyada/ururrada siyaasadeed ee ka qaybgalay: 20 urur siyaasadeed Xisbiyada/Ururrada siyaasadeed ee […]