April 5, 2026

Author: Khadafi

OKTOBER 24 Media is an independent Somali media outlet providing 24/7 news coverage, including breaking news, updates, features, analysis, and talk shows. The platform is committed to investigative journalism, covering Somalia’s social, policy, and development issues, with a strong focus on corruption, transparency, and public accountability.
Iimaan, Dhalinyaro ku dayasho mudan oo ka dhex iftiimay siyaasadda Jarmalka-Ebersberg-Bayern
Tooshka OKTOOBER

Iimaan, Dhalinyaro ku dayasho mudan oo ka dhex iftiimay siyaasadda Jarmalka-Ebersberg-Bayern

By Khadafi April 1, 2026

Iimaan Xuseen Diinle, oo bishii aynu soo dhaafnay ee Maarso u tartamay mid ka mid ah kuraasta Doorashada Gollaha Deegaanka ee Ebersberg Landkreis, gobolka Bayern, ayaan maanta la yeeshay waraysi xiiso leh oo dhowaan halkan lagu soo bandhigi doono. Siyaasi Iimaan waxa uu ka mid yahay dhalinyarada dhowaan soo galay dalka Jarmalka, hase yeeshee si […]

Read More →
Wiil soomaaliyeed hishiis rasmiya u saxiixay kooxda Arsenal
Caalamka

Wiil soomaaliyeed hishiis rasmiya u saxiixay kooxda Arsenal

By Khadafi February 26, 2026

Maalik Haashi ayaa Kooxda Arsenal maanta u saxiixay heshiiskiisii ugu horreeyay ee xirfada caalamiga Maalik Haashi, oo ah ciyaaryahan asal ahaan kasoo jeeda Soomaali in mudana kana tirsan da’yarta kooxda Arsenal ee dalka England, ayaa maanta saxiixay heshiiskiisii ugu horreeyay ee xirfadeed ciyaaraha caalamiga (professional contract) kaasoo uu la galay kooxda faca weyn ee Arsenal. […]

Read More →
Burburin iyo boos cabir lagu bilaabay isbitaalka xooga dalka
Warka

Burburin iyo boos cabir lagu bilaabay isbitaalka xooga dalka

By Khadafi February 26, 2026

Maanta waxaa la bilaabay cabbirka iyo burburin lagu sameynayo Isbitaalka Ciidanka Xooga Dalka, oo ah xarun caafimaad oo waayadan si gabaabsi ah u shaqeyneysay. Muddo dheer isbitaalku wuxuu la daalaa dhacayay dayactir la’aan iyo adeeg caafimaad oo tayo liita, iyadoo ay soo dhaawacmaan askarta xooga dalka oo la dagaallama khawaarijta. Halkii laga filayay in Dowladda […]

Read More →
Xaalada abaaraha soomaaliya oo laga deerinayo sanadkan 2026
Warka

Xaalada abaaraha soomaaliya oo laga deerinayo sanadkan 2026

By Khadafi February 26, 2026

Soomaaliya waxaa ka sii daraya xaalada abaarta sanadkan oo loo aqoonsaday musiibo bani’aadamnimo halis ah. Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ku dhowaad 6.5 milyan qof ay wajahayaan gaajo iyo baahi daran, iyadoo carruurta, haweenka iyo waayeelka ay si gaar ah ugu nugul yihiin nafaqo-xumo, macluul, hadana waxa lasoo warinayaa dhimasho la […]

Read More →
Ayuub Barre is a dynamic and dedicated professional with experience in media,
Warka

Ayuub Barre is a dynamic and dedicated professional with experience in media,

By Khadafi January 29, 2026

Ayuub Barre is a dynamic and dedicated professional with experience in media, humanitarian work, and community support. He has actively participated in public awareness initiatives, content creation, and the use of modern media platforms to deliver impactful messages to the community. Ayuub has strong communication skills and works effectively with diverse teams and organizations. Additionally, […]

Read More →
Munich-Germany ayaa lagu qabtay Munaasabada Buuga Cusub ee Dareen Iyo Naf Barasho
Warka

Munich-Germany ayaa lagu qabtay Munaasabada Buuga Cusub ee Dareen Iyo Naf Barasho

By Khadafi January 27, 2026

Magaalada München ee dalka Jarmalka ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu baal-furayay buug cusub oo cinwaankiisu yahay “Dareen iyo Naf Barasho”, kaas oo uu qoray aqoonyahan Taliil Colaad Xasan, oo ah xeeldheere muddo dheer ka soo shaqeynayay xarumaha caafimaadka iyo hay’adaha ku takhasusay cilmi-nafsiga. Munaasabadda ayaa waxaa […]

Read More →
Tooshka OKTOOBER

Statement on the Demolition and Sale of Banadir Municipality Stadium

By Khadafi January 14, 2026

Statement on the Demolition and Sale of Banadir Municipality Stadium Statement on the Demolition and Sale of Banadir Municipality Stadium The Banadir Municipality Stadium, a historic and well-known public facility in Mogadishu, has recently been demolished and sold to a private individual. The demolition was carried out by armed men accompanied by heavy machinery (Caterpillar […]

Read More →
final examinations for Semester One of the 2025–2026 academic year have officially begun across
Tooshka OKTOOBER

final examinations for Semester One of the 2025–2026 academic year have officially begun across

By Khadafi January 14, 2026

Today, final examinations for Semester One of the 2025–2026 academic year have officially begun across various university campuses. Students from different faculties are sitting for their exams after weeks of preparation, demonstrating commitment, discipline, and determination to succeed in their academic journey. These final examinations play a crucial role in assessing students’ understanding of the […]

Read More →
Somali presidential speech HHMr. Hassan Sh Mohamud
Tooshka OKTOOBER

Somali presidential speech HHMr. Hassan Sh Mohamud

By Khadafi January 13, 2026

  Within the past week, the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, delivered a public address to the Somali people through national media, outlining key political, diplomatic, and sovereignty-related issues facing the country. The speech covered a wide range of national matters, including foreign relations, security, and the unity of the Somali state. In his […]

Read More →